Caafimaad Tips waa barnaamij ujeedadiisu tahay inaan umada soomaaliyeed gaadhsiino talooyin caafimaad iyo inaan ku baraarugno muhiimada daawo dhireedka
Caafimaad Tips waa mashruuc aqooneed oo muhiimadiisu tahay gaarsiinta umada soomaaliyeed talooyin caafimaad iyo inaan soo bandhigno cuntooyinka iyo dhirta caafimaadka leh -
fadlan booqo www.youtube.com/Caafimaadtips